KISMAAYO (SMN) – Maamulka Jubbaland ayaa helay gaadiid dagaal oo cusub, kaas oo shalay kaga dajiyay dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Gaadiidkan ayaa waxaa loogu talagalay ciidamada Jubbaland si ay ugu howlgalaan maalmaha soo socda.
Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale maalmaha soo socda gaadiidkan si gaar ah loogu qalabeyn doono kumanaan askari oo tababar ku qaadana xeryaha Jubbaland.
Lasoo dagista gawaaridan dagaal ayaa kusoo aadayo, iyada oo weli halkiisii yahay khilaafka siyaasadeed uu dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-