Madaxweyne Siciid Deni ayaa maanta kulan qado ah ku casumay dhammaan musharrixiintii shalay kula tartamay xilka Madaxweynaha Puntland.
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa noo sheegay in kulanka marti-qaadka Musharrixiintii tartamay uu yahay mid is cafin iyo wada-shaqayn ah.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in musharrixiinta la tartamay qaarkood aysan ka qayb geli dooni marti-qaadka uu sameeyay Madaxweyne Deni.
PUNTLAND POST